berberatoday.com
War Deg Deg Ah: Mid Ka Mid Ah Xildhibaanadda Mooshinka Ku Waday Maayirka Burco Oo La Afduubay iyo Cida Ka danbeysa.
May 17, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Burco,(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Maxamed Raage oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka Burco ayaa xalayto Kooxo hubaysani ku afduubeen Magaalada Burco sida ay Shabakadda Qarannews u xaqiijiyeen Xildhibaanadii uu ka mid ka ahaa ee uu Mooshinka la waday.

Xildhibaankan la Afduubay oo ka mid ah Xildhibaanadda ku kacsan Maayirka Burco ee Mooshinka ku wada ayaa sida la xaqiijiyay ,Afduubkiisa waxa ka danbeeyay oo soo abaabulay Maayirka Golaha Deegaanka Burco Maxamed Muraad ,oo maalmihii u danbeeyay falal amnidaro ka waday gudaha Magaaladda Burco ,si uu kala daadiyo Xildhibaanadda 18-ka ka badan ee Mooshinka ku wada .

Xildhibaan Siciid Maxamed Raage ayaa sida la cadeeyay Kooxo hubaysan ku haystaan meel ka baxsan gudaha Magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer ,gaar’ahaan Naq-dhibiijo waxaana baadigoobaya Ciidamo booliis ah.

Maayirka Burco ayaa imika ku hawla Afduubka Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Burco ka dib markii ay dhinac uga wada baydheen isla markaana uu ku fashilmay in uu kasbado ,waxaanu wadaa sidii uu Waji kale ugu samayn lahaa Mooshinka ku socda ee xilka lagaga tuurayo..

Geesta kale Dhcadan ayaa noqonaysa tii ugu darnayd ee Maayir Burco soo maray ku Qafaasho Xildhibaan Mooshin ku wada ,ama siyaasada kaga soo horjeeda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews