berberatoday.com
Dabaal Dega Xuska 18 May Oo Si Weyn Looga Xusay Gobolka Sool Ee Magaalada Laascaanood+Sawirada
May 18, 2016 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Dabaal-dagga Maalinta 18-ka May ayaa Laascaanood lagu qabtay Maanta, Waxaa ka Qayb-galay xubnaha ka tirsan Xukuumada, Baarlamaanka, Guurtida, Maamulka Gobolka, Degmada iyo dad kala duwan, iyadoo lagu soo bandhigay khudbado iyo Madadaalo kala duwan.

2016518635991550529282485Laascaanood_Xuska_18_ka_May (4)

Munaasibadda oo lagu qabtay xarunta maamulka gobolka waxaa hadalo kala duwan kasoo jeediyey Mas’uuliyiin kala duwan oo ka mid ah Qaybaha maamulka Gobolka, Waxayna ka hadleen Xafladda iyo miisaanka ay u leedahay qaranka somaliland.

Gudoomiyaha Gobolka Sool, Mustafe Cabdi Shiine oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in gobolka haatan loo soo jeedo sidii loo horumarin lahaa, isagoo sii Qeexayana wuxuu sheegay in ay haatan garoonka kubadda Cagta la dhigayo roog, wadooyin cusubna ay samaynayaan.

Wasiirka Shaqadda iyo Shaqaalaha Cali Sandule oo halkaasi ka hadlay ayaa wuxuu ku dheeraaday in amnig gobolku yahay mid aad u wanaagsan isagoo xukuumadda ugu baaqay in ay la timaado waxqabad muuqda.

Wasiirka Biyaha Baashe Cali Jaamac oo gabagabadii halkaasi ka hadlay ayaa wuxuu uu sheegay in maamulku uu u soo jeedo sidii uu gobolka wax ugu qaban lahaa, bulshaddana looga baahan yahay inay ka shaqeeyaan amaanka iyo horumarka.

“Waxaan wadnaa Gurmad aan ugu Talo-galay dadkii Dhibaatadu kasoo gaartay musiibadii duufaanta ee ka dhacday degmada Taleex,” ayuu yidhi Baashe Cali, isagoo hadalkiisa ku sii daray in dhibka soo gaadha dadkooda ay dareen feejigan u qabaan.

Munaasibadan oo ku soo dhamaatay si deggen iyo jewi ay ka Qayb-galayaashii ku faraxsan yihiin ayaa waxaa dhallinyaro careysan ay rabshado kala hortageen dadkii watey astaamaha maamulka Somaliland.
si kastaba ha ahaat guuda ahaanba gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa laga xusay gobolka sool

2016518635991551437661689Laascaanood_Xuska_18_ka_May (7)2016518635991551135760911Laascaanood_Xuska_18_ka_May (6)2016518635991550955257918Laascaanood_Xuska_18_ka_May (3)2016518635991549834797331Laascaanood_Xuska_18_ka_May (1)2016518635991551920995048Laascaanood_Xuska_18_ka_May (5)

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews