berberatoday.com
Fanaanada Caana Oo Ka Cabatay Shaqsiyaad Cunsuriyiina Oo Ku Colaadiyay Hambalyo Ay Somaliland Usoo Dirtay Munaasibada 18ka May Awgeed
May 19, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(xogreebnews)-Fananada caanka ah ee saameynta fankeeddu ku leeyahay dheggaha dadka ku hadla afka somaliga iyo nawaaxiga geeska Africa Nimco Dareen oo maalintii shalay hambalyo usoo dirtay qaranka jamhuuriyada somaliland oo uu dabaal-degaysay xuska maalinta qaranimadeeda ayaa sheegtay hambalyadii ay somaliland usoo marisay baraha bulshada ee facebook inay caayeen kooxo camaasiir ah oo ka xun horumarka somaliland. Sida waxay ku sheegtay qoraal ay soo dhigtay facebook waxanu u dhigan yahay sidan.Dadka iso caayay shalay Hambalyadan u direy Somaliland awgood waxan leyahay laba erey:- 

“..1- Xor ayan ahay inan u hambalyeyo cidaan rabo Somalilandna way i dhaleen o wa reer abtiyashey/ayeeydey sidan DDSI uga dhashay ayan iyagana dhiigodu igu jiraa.
2- Somaliland waa dad Somaliyeedo gob ah oo nolol samaystay oo dhistay wadan Amaan ah o horumariyey Maskaxdinana galiya in hadey goostan iyo hadey dib ugu noqdanba Somalia iyaga u xor ah cid qasbi kartaa ma jirto.
Markaa Wada dhalashada sinjiga Somaliyeed hala ixtiraamo wixii wanaag lagu waayo xumaan iyo cay ku heli maysan iyo gafe. Aniguna Nimco ahaan Somali o dhan sidan hore u shegey wan jecelahay wanan ixtirama una hambalyeya markaa ama hambalye farxada walaalka ama afkaaga hayso ayan odhan laha qof walo caytama. #One_Love #Somali_Love #Jigjiga #Hargeisa #Muqdisho #Jabuti #Garissa”.
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews