berberatoday.com
Magaalada Burco Oo Si Balaadhan Looga Dabaal Degay Munaasibada 18 May Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Madax Katirsan Asxaabta Qaranka Oo Kala Qeyb Galay+Daawo Sawiro
May 19, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Kumanaan Iyo Kumanaan Ka Mida Shacabka ku dhaqan Magalada Burco Ayaa Saaka Subaxnimadii Hore Iskugu Soo Baxay Garoonka Diyaradaha Ee Magalada Burco Dabaldaga Xuska Sanad Gurada 25aad ee Kasoo Wareegtay Gortii Dhidabada Loo Tagay Qaranka Somaliland Ee 18 May. 16

Munaasibad Baladhan Oo Loo Samayay Munaasibadani Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland C/raxmaan Cabdilaahi Ismaacil ,Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda,Gudoomiye Ku Xigeenka  Ku Kowaad Xisbiga Wadani Axmed Mumin Seed,Xisbiyada Heer Gobo lee Gobolka Togdheer,Kumanaan Ka Mida Shacabka Ku Dhaqan Gobolka Togdheer,Lamaha Dawlada,Heer Gobol,Heer Degmo Iyo Mati Sharaf Kale.

Munaasibadani Oo Ahayd Mid Si Heersare Lasoo Agaasimay Oo Kana Tilmaamnayd Xusaski Hore Ee Lagu Dabaaldagi Jiray Maalinatani Qaran ee 18May Waxa Marki Ugu Horaysa ee Tan Iyo Intii Xukumada Axmed Silaanyo Talada Haysay Ay Kasoo Qayb Galaan Madaxwayne Ku Xigeenka Somalilamd.

 

Intii Munaaasibadani Soacatay Ayaa Dugsiyada Hoose,Dhexe,Sare Ee Gobolka Togdheer,Lamaha Dawlada,goobaha Ganacsiga, Cidamada Kale Duwan ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaardi Ciyaar Ku Soo Maray Garoonka Diyaradaha ee Magalada Burco Isla Markaana Salaan Sharaf Kaga Qaaday Madaxwayne Ku Xigeenka Iyo Maamulka Gobolka Togdheer,

 

Maayirka Magalada Burco Maxmed Muraad Iyo Badhasabka Gobolka Togdheer Maxmed Aadan Ibraahim Qabo Ayaa Ka Hadlay Munaasibadani Ku Soo Dhawayay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Una Diray Hanbalyo Iyo Bogaadin Shacabka Gobolka Togdheer Iyo Somalilandba Waxanay Ka Warameen Dhibatada Loo Soomatay Maalintani Qaran.

 

Waxa Iyaguna Munaasabadani Ka Hadlay Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryanta Cali Maraxaan, Wasir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland Shugri Xaaji Bondare ,Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Axmed Mumin Seed,Godomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer Aadan Xuseen  ,Iyo Masuliyin Tiro Badan Oo Goob Jooga Ka Ahaa Munasabadani Ayaa Si Isku Mida Uga Hadlay Maalintani Qiimaha Ay Uleedaday Shacabka Somaliland,Waxanay Ka Waremaaan Maalmahi Qadhadha ee Lasoo Maray Xoraynta Somaliland Isla Markaana Habalyo Iyo Bogaadin U Diray Shacabka Somaliland.

Ugu Danbayntiina Waxa Munaasibadani Ka Hadlay Madaxwayane Ku Xigeenka Somaliland C.raxmaan Saylaci Waxana Uu Shacabka Gobolka Togdheer Sida Wadaninmada Leh Ee Ay Ugu So Baxeen Waynaanta Maalintani Qaran ee 18May Waxana Uu Shacabka Somaliland Meelkasta Oo Ay Ku Sugan Yahiin Hanbalyo Iyo Salaamo U Diray Cidamada Qaranka Iyo Shacabka Somaliland.

Isku Soo Wadabo Xuska Maalintani Qaran ee 18may Ayaa Mid Ka Duwan Xusaski Hore Ee Ka Dhici Jiray Gobolka Togdheer Waxanay Ahayd Munaasibad Si Hersare Lasoo Agaasimay Isla Markaana Shacabka Gobolka Togdheer Isku Soo Baxeen Si Wayn Si Ay U Mujiyaan Qiimaha Ay Maalintani Qaran U Leedahay 18May

 

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews