berberatoday.com
TUHUMO XOOGAN OO QABA DHAQAALAHA UGU BUURAN EE XISBIGA WADANI SOO GALA INUU KA YIMAADO MADAXDA GOBOLKÁ SAAXIL
May 19, 2016 - Written by Berbera Today

TUHUMO XOOGAN OO QABA DHAQAALAHA UGU BUURAN EE XISBIGA WADANI SOO GALA INUU KA HELO MADAXDA GOBOLKÁ SAAXIL
________________________________________IMAANSHA .ALAH ALA HA BARAKEEYO XISBIGA WADANI IYO MUSHARAX IISA ABDI RAHMAN CIRO GUUL AYAAN U RAJAYNAYAA WAA XISBI QARAN
XUSHMAD AYAAN U HAYAA
LAAKIIN BARYAHAABA WAXA CALAAMATU SUAAL DULSAARAYD MASUULIYIINTA GOBOLKÁ SAAXIL QAAR KOODI OO DAKHLIGA UGU BADAN XISBIGAWADANI KA HELO SIDA TUHUMADAASI SHEEGAYAAN AYAGOON QARSAN KA MID AHAANSHAHOODA XISBIGA WADANI MARWALBANA OLOLE UGU JIRA SIDUU U GUULAYSAN LAHAA
MAANSHA ALLAH KAMA XUMIN WAANA XISBI REER SAAXIL AH XAQNA WUU U LEEYAHAY NAF IYO MAALBA IN LAYSUGU DARO WAANAY KU MAHADSANYIHIIN MASUULIYIINTA GOBOLKU DHAQAALAHA BUURAN AY ISLA DHINAC TAAGEEN XISBIGA WADANI ANAGUNA HADAANU NAHAY SHACABKII INSHA ALAAH WAA DABADA SOCONAA MADAXDAYADA
MASUULIYIINTA GOBOLKÁ WAXAANU LEENAHAY HADII XAFLAD QARSOODIYA LAYDIIN DHIGAY ANAGA QAAR CADAAN AH AYAA NA LOO DHIGI SIDAAS MASUULIYIINTA GOBOLKÁ SAAXIL QAAR KOODI YEELEEN WAXAY KU TUSAYSAA FURIHII GUUSHU INUU KU JIRO GACANTA WADANI SIDAAS DARTEEDNA MARKAY ARKEEN GUUSHA SOO URAÝSA AYAY DHAQAALE XOOGAN ISLA GARAB TAAGEEN XISBIGA WADANI
WABILAAHI TAWFIIQ
ILAAHOW SIDU KHAYRKU KU JIRO NOO DOOR

 

Haji Abdi Jama Aadan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews