Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan cabdilahi Suldaan Diiriye Oo Si Farshaxanimo Leh Uduray Sharwadeen Musharax Muuse Biixi, Jabuutina Raali-gelin U Diray, Kana Hadlay Wareejinta Dekedda Berbera Iyo Arrimo Kaloo Badan”Daawo Muuqaal
May 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan cabdilaahi Suldaan Diiriye ayaa si farshaxanimo leh u duray sharwadeen mush muuse Biixi, jabuutina raali-gelin u Diray, kana hadlay wareejinta dekedda Berbera iyo arrimo kale..
Berberatoday.com