berberatoday.com
Hargeisa: Qalfoofka Todoba Qof Oo Laga Helay Xabaal Wadareed + Argagax Dadkii Ku Soo Xoomay
May 21, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Allaah Haw U Naxariistee Qolfoofka todoba qof oo wakhti hore dhintay ayaa laga soo saaray xabaal wadareed.

Xabaal Wadareedan oo ku taala xaafadaha dhinaca koonfur bari kaga beega beegan huteel Dalxiis ee dacalka ku haya Bariijka weyn ee caasimada ayay heleen shaqaalaha guri cusub oo la jeexayay.

shaqaalaha gurigan oo ku guddo jiray qodniinka seeska gurigaasi ayaa mar keli ah helay qalfoofka dadkaasi, waxaana ku soo xoomay dadka deegaanka.

dhacadadan ayaa ahayd mid argagax leh, waxaana la aaminsan yahay in ay yihiin dadkii ay laysay xukuumadii madaxweyne maxamed Siyaad Bare.

 

DSC04807DSC04808DSC04809DSC04807DSC04813DSC04822DSC04818

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews