berberatoday.com
Wasiirka Madaxtooyadda Oo Is Hor-taagay Lacagtii Xaqul-Qalinka Ahayd Ee Dakadda Barbara In Baanka Lagu Shubo Iyo Sabab-tuu Cuskaday
May 22, 2016 - Written by Berbera Today

Maxamuud XaashiHargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa is hortaagay in Baanka Somaliland lagu Shubo ama lagu wareejiyo Lacagtii Xaqul-Qalinka ahayd ee ay ka soo qaateen shirkada laga kireeyay Dekeda Berbera D.P WORLD

Lacagtan ayaa ahayd lacag ay shirkadaasi siisay Xukumada Somaliland ka dib markii ay wada galeen heshiis ah in Dakada Berbera lagu wareejiyo shirkadaas DP WORLD Lacagtan uu Wasiir Maxamuud Xaashi iska hortaagay in baanka lagu shubo ayaa dhan Shan iyo Toban Malyan oo Doolarka Maraykanka ah,

War-warka hoose ee ay helayso Shabakada Wararka Berberatoday.net ayaa Xaqiijinaya in wasiirku uu Xooga saaray in aan lacagtaasi la wareejin Isagoo ku Qanciyay Qoyska Madaxtooyada in lagu jiro Xilli kala guur ah loona baahanyahay in lacagtan la meelaysto laguna shubto banan ku yaala dalka Ingiriiska.

Dhinaca kale lacagtan ayaan ilaa iyo hadda si toosa loogu wareejin baanka Somaliland,

In kasta oo uu Wasiirku horay u balan qaaday in lacagtani tahay Hanti Qaran haddana ma jirto meel lagu wareejiyay Lacagtaasi oo ilaa hada la ogayahay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews