berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Siilanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Shirkada DP World Ee Maamuli Doonta Dekada Berbera + Sawiro
May 24, 2016 - Written by Berbera Today

7aHargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa shirkada DP World oo dhawaan xukuumadiisu ku wareejisay maamulka  dekada Magaalada Berbera.

Waftigan ayaa saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera waxaana ay kormeer indho indheyn ah ay ku tageen dekada Magaalada Berbera ka hor intii aanay madaxweyne siilanyo kulanka  la yeelan.

Kulanka ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelnaayey xubno ka mid ah golahiisa wasiirada  waxaana  la filayaa in kulankan oo ay saxaafadu dibad joog ka tahay lagaga wada hadlo  arimo la xidhiidha dekada Berbera, Faah-faahinta Warkaasi halkan hoose Ka Daawo.

1-14w1(89).jpg3a6a7a8a

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews