berberatoday.com
Ha La Diido Iibinta Berbera
May 26, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaan la yaabay beenta wasiirka arimaha dibada sacad cali shire ee ku aadana sharaxaada heshiiskii dekada ,waxaana ka muuqday inuu ka walacsana in la hor keenay warbaahiinta heeshiiskan isago waliba difaacayay ducufka xukuumaddan liidata ee dhawaan umaddu ka xaaqi doonto saaxadda. Wuxuuna sheegay in ay ogalaadayn heshiiskan 400 milyaan isagoo cadeeyay in ay jirtay shirkad kale oo magaceedu yahay Bollor A oo laga leeyahay dalka faransiiska,hadaba shirkadan ay qoladanu diiday barigii dawladda riyaale 2009 december waa kuwi heshiis la galay oo ay soo bandhigayn 700 milyan dolaar waagaas !!,hadaba heshiiskan waxa ku jira mad madow fara badan oo la hor keeni doono golaha barlamaao la hor keeni doono golaha barlamaankeena.cidna kama soo horjeedo heshiiskan lkn dawladdu kale ayaa kaambayn ku jira ,marka ducufnimadda xukuumadda KULMIYE ha kala tagaana shacabka iyo xisbiga WADDANI .waad ku fashilantayn maamul ahaan iyo dawlad ahaan oo aad dibada ka noqotayn dilaalin iyo shaxaad wareegto, waxaana umadda taageeri jirtay xukuumaddan in ay gartan wajigeeda dhabta ah ee in ay dan ka lahayn umadeeda , bal dib u eega maamuluhu ma noqonayo somaliland waa carab dubay fadhiyi doona hadu heshiiskanu hirgalo, kadibna dee shaqaaluhu waxay noqonayaan hindi 200$ ku shaqaysta !! dadki somaliland na dibad ayay ka noqon doonaanu dee tahriiba weeye jawaabta KULMIYE !.waa boob cad waxaana ku baaqayaa xildhibaanadda baarlamaanka in ay ka wada soo horjeestan waliba xildhibaanadda laga soo dooratay berbera in si wada jir ah laga hor tago heshiiskan dhowr dilaal ku rabaan hantida umadda in ay boobaan.

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews