berberatoday.com
Xildhibaan Saleebaan Cali Khayr Wuxuu Muujiyey Inaan Damiirkiisa La Marin Habaabin Karin Oo Doonistooda Difaaci Karo Dadkii Soo Doortay
May 26, 2016 - Written by Berbera Today

Wacanaa oo wanaagsanaa markaad dareenka shacabkaagu kaa dhex muuqdo danahoodana ka turjumayso damiirka fayoobina wuxu ku farayaa inaanaad qofnimadaada xil ama xoolo midna siisanin ee aad karaamada Alle SWT kugu galaday gaadhka ka haysato oo aad ilaashato, Shilimaad aad maalin qaadato waxa ka qiimo baddan qadarin ay bulshadaadu kuu hayso.

Xildhibaan Saleebaan Cali Khayr wuxuu Muujiyey inaan damiirkiisa la marin habaabin karin oo uu doonistooda difaaci karo karo dadkii soo doortay ka dib markuu ka biyo diiday heshiiska aan ujeedkiisu cadayn muhmalka badanina ku jiro ee DPW kula wareegaysa marsada Berbera, Geesi ku dhac iyo ku dhiirasho leh weeye, wuxuu maanta kaga awood iyo sumcadba badan yahay dhamaan madaxda gobolka Saaxiil ee hanfadayaasha ah GUUL IYO GOBONIMO DHEH GO’AANKAA Xildhibaan saleebaan.. waxaan u rajaynaynaa xildhibaanada qayrkii ah inay taageero u muujiyeen dadkii soo doortay waayo waa kii lahaa Abwaan marxuum Cali Sugule Dun-carbeed DADKAA GEESI LAGU YAHAY.

Ma xuma in dal la maal-gashado oo waaba horumar hor leh balse waxaan ayaan daro ah in aad aqbasho heshiis aanaad hubin waxa dan kuugu jirta iyo xaalku siduu noqon doono mustaqbalka dhaw, Xildhibaan Saleebaan wuxuu ka dhiidhiyey heshiiskaa midabada badan ee ay xukuumado sida qaloocan dabada uga riixayso iyada oo aan talo qaran ka yeelan..

Xildhibaan salaabeen waxaanu leenahay Guud ahaan bulsho waynta reer Somaliland abaal ayey kuugu haysaa sida geesinimada leh ee aad ula dooday huwantii heshiiska waday gaar ahaana bulshada gobolka saaxil ee aad matashaa waxay ku leedahay waad gudatay waajibkii ay xaqa kuugu lahaayeen ee halkaa ka sii wad GOBEEY LIICOO HA JABIN..

 
Mahamuud Ahmed's photo.
Mahamuud Ahmed's photo.

https://www.youtube.com/watch?v=4-jk8e9ifr0

W/Q Mahamuud Ahmed
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews