berberatoday.com
kooxda Arsenal Oo Ku Dhawaaqday Inay Heshiis Muddo Dheer Ah La Saxeexatay Ciyaaryahanka Khadka Dhexe Ee Borussia Monchengladbach Granit Xhaka
May 27, 2016 - Written by Berbera Today

gun  1464014470 xhakamain2 1 Arsenal Oo  Si Rasmi Ah U La Wareegtay Granit Xhaka

kooxda Arsenal ayaa ku dhawaaqday inay la saxeexatay heshiis muddo dheer ah ciyaaryahanka khadka dhexe ee Borussia Monchengladbach Granit Xhaka  .

Waxaa la sheegay in ka badan labadii toddobaad ee la soo dhaafay in kooxda Gunners ay kula jireen wadahadalada ay kula wareegayaan  Xhaka ka hor inta uusan u dhaqaaqin Emirates Stadium, kooxda ka dhisan Waqooyiga London ayaa haatan xaqiijisay in xidiga heerka caalamka ee reer Swiss uu xiran doono maaliyada kooxda ka dib Euro 2016.

Tababare Arsene Wenger ayaa u sheegay website-ka kooxdiisa: “Granit Xhaka waa ciyaaryahan da ‘yar oo xiiso leh, ku  wanaagsan Champions League iyo waayo-aragnimo Bundesliga.”

23-sano jirkaan ayaa wadar ahaan 132 kulan u saftay kooxda ka dhisan Bundesliga, u dhaliyay sideed gool.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews