berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Guri Ku Yaala Magalada Hargaysa Oo Dab Qabsaday Iyo Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay.
May 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dab ka kacay  Guri ku yaala xaafada Aw Aadan ee degmada Gacan libaax ee magaalada Hargeysa  ayaa  sababay khasaare iskugu jira naf iyo maal.
Ciidamada dab-damiska ayaa goor danbe soo gaadhay goobta uu ku yaalo guriga uu dabku qabsaday, taas oo ay gadood kala hor tageen dadweynihii ku guulaystay inay bakhtiiyaan dabkaasi.Dadweynaha ku dhaqan xaafada Aw Aadan ayaa gurmad xoogan u fidiyey guriga uu dabku ka kacay, kuwaas oo ku guulaystay inay bakhtiiyaan, balse waxa gurigaasi ku geeriyooday hal qofk oo gudaha ugu jira isla markaana waxa ku baaba’ay dhamaanba hantidii dhex taalay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews