berberatoday.com
Sadexdii Wariye Oo Maalintii Afraad Ku Xidhan Saldhiga Dhexe Ee Berbera
May 28, 2016 - Written by Berbera Today

sxboBerbera(Berberatoday.com)Waxa maalintii afraad ku xidhan saldhiga dhexe ee berbera sadexdii wariye ee dhawaan xadhigooda uu amray gudoomiyaha golaha deegaanka Degmada Berbera, wariyayaashan oo kala ah Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige,Somnes Tv Wariye Mubaarig Cismaan Siciid(Nirig)Star Tv Iyo Wariye Axmed Siciid Maxamed oo ka hawlga Kalsan Tv.

Wariyayaashan ayaan ilaa hada Maxkamad la horgaynin iyada oo markii horena loo xidhay qaab sharciyada baalmarsan oo lagu soo qabtay waraq amar ah oo uu soo qoray gudoomiyaha Golaha deegaanka Degmada Berbera oo sheegay inuu dacwad uhaysto balse aan ilaa hada jirin wax dacwada oo wariyayaashaas lagu horgeeyay maxkamada Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera toona ayna iskaga xidhan yihiin saldhiga dhexe ee Berbera iyada oo ay dhawr jeer dhaaftay mudadii sharcigu ahaa in danbiga loo haysto lagu soo oogo oo maxkamad lagu geeyo hadiiba uu danbigaasi loo haystaa yahay mid jira oo lagu xidhio karo wariyayaasha, inkastoo Gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed uu amar kasoo saaray in aanmlaysk xidhi karin wariye shaqadiisii gudnaya hadiiba aanu gacanta kula jirin danbi cad oo uu xadhig ku mutaysan karo, hadii wariyaha aha suxufiga dacwad loo qabana kiiskiisu yahay madani oo maxkamada laga dacweyn nkaro loogana yeedhi karo. arinkaas uu gudoomiyaha Maxkmada sare soosaaray ayaa ilaa hada aanay uhogaansamin hayadaha amniga ee dalku iyaga oo iska xidh xidhaya wariyayaasha ay hadiyo jeer Madaxdu soo dacweeyaan.

hhh

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews