berberatoday.com
Maxkamadda Gobolka Hawd Oo Xukun Ku Ridday Baco Somaliland Laga Mabnuucay, Dadkii Iyo Gaadhigii Sidayba
May 29, 2016 - Written by Berbera Today

Balli-gubadle(Berberatoday.com)-Maxkamadda gobolka Hawd ee magaalada Balli-gubadle, ayaa Xukun isugu jira Xadhig iyo Ganaax ku ridday Darawal waday Gaadhi lagu qabtay Siddeed Kiintaal oo Bacaha lagu adeegto ah, kuwaasoo uu Madaxweynaha Somaliland Axmed-Siilaanyo badhtamaha sannadkii hore uu dalka ka mabnuucay Isticmaalkooda.

BACAHA SOMALILAND LAGA MABNUUCAY OO DAD LAGU XUKUMAY 2016Aadan Axmed Cabdi oo ah Wadaha Gaadhiga lagu qabtay Bacaha ayey Maxkamadda gobolka Hawd ee magaalada Balli-gubadle ee xarunta gobolkaas waxay ku xukuntay lix bilood oo Xadhig ah. Sidoo kale, waxay Maxkamaddu ku Xukuntay Gaadhiga Bacaha siday Boqolkiiba Shan qiimihiisa, halka Siddeedda Kiintaal ee Bacaha ahna ay ku xuuntay Gubis ama in la gubo.

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hawd Sheekh Cabdillaahi Maxamuud Aw Cabdi, ayaa ku dhawaaqay Xukunkaas. Sidoo kale waxaa halkaas Baaq ka diray Taliyaha qaybta Booliska gobolka Hawd, waxaanannu sida Xukunkaasi u dhacay iyo Baaqaas-ba Warkooda idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews