berberatoday.com
Heshiiska Dekkada Berbera waa Billad aan boqor lahayn !
May 30, 2016 - Written by Berbera Today

Heshiiska deggada Berbera oo wali aan dhuuxa loo dhaadhicin ayaa maalmahan dhan bulsha

weynta Somaliland mashqool ku tahay !

aab56f7e-6e46-45cd-9c50-8ce4451f6f35

Runtii heshiiska deggada Berbera waano wada ogayen inoo yahay Non Binding Agreement o wali

qabyo ah , Heshiiskaas o u baahan Letter Of Intent sidii o noqon lahaa Bindin Agreement

markaasna heshiis legally sax ah cidina muran aanay ka keeni karin.

Heshiiska deggada Berbera isaga oo wali qabya ah aya waxa ka cadeeyay TVga wasiirka

Arimaha Dibedda Sacad Cali Shire sheegaynaya inoo yahay heshiis hadal hore o dhac ah aan

wali labada dhinac finalize gareenin heshiiski saxda aha ?

Hadaba anigu maanta waxaan is weydiinaya dhawer suaal :

DP World 15 Million ee xaqul qalinka maxay ogu bixisay Non Binding Agreementka ??Haddii

heshiiku wali qabya yahay maxaa ku kalifay lacagta intaa leeg inay ku bixiso xaqul qalin ? 5

Milliona qalabki doonta soo xidhayay lagu soo iibsho ??

Roogi casaa ee lagu soo dhaweeyay Mr Sultan Maamulaha DP World iyo weftigii la socday wuxu

ahaa mid o eeg heshiis dhab ah oo dhacay, Ubax iyo roog casna lagu soo dhaweeyay heshiiska

dhacay.???

Saami qaybsiga dakhliga ka soo baxaya Heshiiska DP World Iyo shaqaalaha amma maamulka

Heshiiska lagu wada galay waa 65% for DP World Iyo 35% for Somaliland , Shaqaalaha amma

maamulkuna waa 5 qof from DP World Iyo 2 qof from Somaliland?

Anigu fikirkayga waxaan o arkaa inay Somaliland ay si fiican Agreementka oga wada tashato si

aanay o dhicin khasaaro fara badan taas o ay kow ka tahay DP World o xili kasta xor ay o

leedahay Heshiiska inay ka baxdo !

Samia Muse

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews