berberatoday.com
Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Muuse Biixi Iyo Seylici Oo Meel Sare Gaadhay Iyo Muuse Biixi Oo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Soo Adeegsaday
May 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar lagu kalsoon yahay oo ku dhow-dhow hoggaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa sheegayaa inui khilaaf maraya meel xaasaasi ah uu ka dhex dilaacay musharraxa Madaxweynaha xisbiga kulmiye muuse biixi cabdi iyo ku  xigeenkiisa cabdiraxmaan cabdilahi Ismaacil (Saylici)oo ah Madaxweyne ku xigeenka ka somaliland ee hadda.
Khilaafkan ayaa la sheegay inuu salka ku hayo is faham waa ka dhex dilaacay labadan musharax ee isku xisbiga ah, kuwaasoo mid walbaa aaminsan yahay inuu kan kale aanu taageero ku dhex lahayn dadweynaha oo aanay hadhow dadku dooranayn. 
Wararka ku taxaluqa khilaafka musharaxa iyo ku xigeenka ka kulmiye ayaa caddeyn looga dhigay,  kaddib markii uu maanta warbaahinta si kulul Xildhibaan xasan cawaale oo kamid ah xisbiga kulmiye, isla markaana kamid ah gacan yarayaasha gudoomiyaha xisbiga kulmiye uu si badheedh ah u weeraray Madaxweyne ku xigeenka ahna musharraxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga kulmiye.Xildhibaanka ayaa sheegay in muuse biixi ku lug go”ay xullashadii Madaxweyne ku xigeenka saylici, waxanu intaa ku daray inuu musuqmaasuq ba”an sameeyey, dadkuna neceb yahay saylici .
Si kastaba ha ahaatee, waxa isa Soo taraaya wararka sheegayaa inuu meel halis ah maraayo khilaafka u dhexeeya musharaxa kulmiye iyo kuxigeenkiisa. Waxanan idin soo gudbin doona wixii kasoo kordhaa.
Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews