berberatoday.com
Dayaca Xukuumada Ee Gobolada Beriga Somaliland Iyo Dhawaaqa Xildhibaanada kasoo jeeda goboladaas
May 31, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mida xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa cadeeyay in xukuumada Somaliland ay ka gaabisay horumarka, wax u qabashada gobolada beriga Somaliland.

Xildhibaanadu waxay sheegeen in markii xukuumada Somaliland goboladaasi waxba u qaban wayday, qaar ka mid ah laga dhex taagay calanka Somaliya.

“xukuumada maanta talada haysa ayaa ku fashilantay oo dayacday, xilkeediina kasoo bixi wayday taas maahee tu ka wayn ayaa iman doonta”ayey tidhi Xildhibaan Baar Siciid

Xildhibaanadu waxaa kale oo ay ka jawaabeen hadalo kasoo yeedhay Siyaasi Cali Khaliif Galeydh kaasi oo bulshada gobolada Sool iyo Sanaag ugu baaqay inay la dagaalamaan Somaliland oo ay mudo dhaw qabsan doonaan goboladaasi.

 

“Waxaan uga digeynaa (Cali Khaliif Maleeshiyadiisa)oo aanu halkan ka cadeynaynaa khasaare iyo dhibaato mooyee inaanay wax kale kala kulmi doonin”ayuu yidhi Xildhibaan Cabdikariin Sheekh Cali Shabeel.

Gabagabadii waxay xildhibaanadani sheegeen inaan lakala qaybin Karin shacbiga Somaliland maadaama xuduuduhu yihiin kuwo ay leedahay Somaliland.

Dhawaan ayay ahayd markii Musharax u tartamaya doorashada madaxtinimo ee bisha 8 sanadkan lagu qabanayo  Somaliya lagu soo dhaweeyay gudaha Somaliland.

Sidoo kale, Hogaamiyaha Khaatumo ayaa isna sheegay in maalmaha soo socda ay  la wareegi doonaan gobolada beri ee Somaliland isagoo dadka goboladaasi degana ugu baaqay inay ka horyimaadaan ciidamada Somaliland.

Xukuumada Somaliland ayaan iyadu ka hadal, dagaalada Cali Khaliif Galeydh ku baaqay  iyo safarka uu Gobolka Badhan ku yimid musharaxaasi.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews