berberatoday.com
Madaxwaynaha Tukriga Oo Markii Saddexaad Booqanayo Magaalada Muqdisho
May 31, 2016 - Written by Berbera Today

ordo1Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka Turkiga Raceb Tayeb Ordogen ayaa la filayaa inuu maalinta jimcaha booqashadiisii saddexaad  ku yimaado caasimada dalka somaliya ee Muqdisho.

Madaxwayne Ordogan waxaa kale oo uu safarkiisa ku tagayaa wadamada Kenya iyo Uganda kuwaasi oo u kala hadlayo xidhiidhka dawlada Turkiga iyo wadamadaasi.

Wararka aanu ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maanta ay imanayaa saraakiil dhinaca amaanka oo ka socda dalka Turkiga si ay usii hubiyaan goobaha uu booqanayo Madaxwayne Ordogan.

Madaxwayne Ordogan ayaa la kulmi doona madaxwaynaha iyo madaxda kala duwan ee dawlada Federaalka Somaliya inta uu joogo magaalada Muqdisho, dawlada Somaliya iyo turkiga midna ma sheegin mudadii uu ordagan magaalada Muqdisho joogay balse waxaa ay wararku sheegayaan inuu joogayo 8sacaadood oo ka mid maalinta Jimcaha.

Dalka Turkiga ayaa inta badan caawiya dawlada Somaliya kaasi oo wadankaasi ka hirgaliyay cisbitaalo, wadooyin iyo dhinacyada kaabayaasha bulshada.

Waa markii saddexaad ee madaxwayne Ordegan yimaado magaalada Muqdisho isagoo sanadihii 2011kii iyo 2015kii booqasho noocan oo kale ah ku yimid magaalada Muqdisho.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews