berberatoday.com
Somaliland”Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada 4aad Iyo 8aad Oo Goobaha Gobolada Qaar La Xidhay Imtixaankii Oo Socda Iyo Gudoomiyaha Itaxaanaadka qaranka Oo Kawar Bixiyay Daawo Muuqal
May 31, 2016 - Written by Berbera Today

Ardeydii Imtixaanka galeysay, Waalidkii, Macalimiintii, Shacabkii iyo askartii oo isku dhacay kadib markii ardeydu doontay inay Qish sameeyaan

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha  xafiiska imtixaanaadka Somaliland ayaa  ka warbixiyay imtixaanka shahaadiga oo laba cisho ka socda Somaliland.

Guddoomiye Daa’uud Gadhwayne waxaa uu sheegay in shaqaaqooyin ay ka dhaceen Goobo lagu galiyay Imtixaanka Shahaadiga isagoo sheegay in macalimiinta qaar ay ardeydii siinayaan qishka imtixaanka oo ay goobana ka bilaabeen dagaal.

Guddoomiye Daa’uud waxaa kale oo uu sheegay in la xidhay qaar ka mida macalimiinta iyo Hal maamule oo lagu xidhay Gobolka Gabiley.sidoo kale waxaa uu sheegay Guddoomiye inuu xidhay goobo lagu galayay imtixaanka kadib markii uu dagaal ka dhacay gobahaasi.

Halkan ka Daawo Guddoomiye Daauud Gadhwayne oo ka hadlay Dhibaatada ay kala Kulmeen Labadii Cisho ee uu socda Imtixaanku

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews