berberatoday.com
Mid Ka Mid Ah Mujaahidiintii SNM oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Si Deg-deg Ah Wax Uga qabto Musuq-Maasuq Hadheeyey Mashaariicdii World Bank
June 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday)Mujaahid Yuusuf jaamac maxamed oo Ka Mid Ah Mujaahidiintii Iyo Saraakiishii Kooxdii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Somaliland ee SNM ayaa Ka Hadlay isla Markaana debada usoo saaray Xaalado Huursan oo Musuqmaasuq Eex iyo Dhac Ah oo hadheeyey Mashaariicda World Bank oo loogu talogalay in wax loogu qabto Saraakiishii Halganka,Waxaana uu soo jeediyay Tilmaamayna In Waxan uu ka Hadlayaa ay Ka mid yihiin Wixii Siilaanyo ka dagaalamay isagoo yidhi”Qof Walba Qofkii Dulmiya Ayaa Siyaad Barre Iyo Fircoonba kaga daran” Muj Yuusuf Caqaar waxaa uu sidoo Kale Baaq u Diray Madaxweynaha Somaliland Oo uu ka Codsaday inuu Wax ka qabto Musuqmaasuqa Ka socda Mashaariicda WORLD BANK ee laga wado Somaliland taasi oo ka Fog Cadaalada waxaana uu yidhi isagoo arimahaasi ka hadlaya sidatan. “ Mudane Madaxweyne Anaga oo ku hadlayna Magaca Mujaahidiintii SNM,waxaanu Soo Qoranay Hal Mashruuc oo aanu usoo qoranay World Bank sanadkii 2013kii,Kaasi oo ka mid ahaa Mashaariicdii aad saxeexday Sanadkii 2014kii,kuwaasi oo laga fulinayay Sadexda gobo lee Sanaag,Sool Iyo Saraar,Hadaba Mudane Madaxweyne Wixii kale waa la sii daayay Anaguse waxba Ma hayno oo Waa naloo diiday,waxaanuna warwareegaynaa Madaxtooyada Horteeda,Taasi ayaana nagu Kaliiftay Inaanu Wargayaga Warbaahinta soo gaadhsiino,Hadaba Mudane Madaxweyne Adiga oo ahaa Gudoomiyihii Ugu Mudada Dheeraa ee SNM,hadana ah Madaxweynaha Somaliland Waa Noo Ayaandaro In Hoostaada Nalagu Dulmiyo,Sidaa Darteed Waxaanu Madaxweyne kaa codsanaynaa Inaad Naga qabatid oo naga soo gaadhid Wasaarada Qorshaynta Iyo Kooxda World Bank oo noo Shuraakobay,Waayo Waxaanu Soo Diyaarsanay ee aad Adigu gacantaada Noogu Saxeexday ayaanu Lanahay Wax kaleba Iska daaye”. Ugu danbayntii Mudane Madaxweyne Adiga ayaanu Kaa War Sugaynaa Waxaanuna Leenahay Qof Walba Qofkii Dulmiya ayaa Siyaad Barre kaga Daran Waayo Dulmigu waa kii aad nagu Hogaaminaysay inaanu ka dagaalano,Tay tahay Ayay Tagi

Wabilaahi Tawfiiq.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews