berberatoday.com
Tobankii Milyan Ee Doolar Ee Xaqul Qalinkii Heshiiskii Dekadda Oon Wali Ku Soo Dhicin Khasnadda Dawladda
June 3, 2016 - Written by Berbera Today

dolarHargeysa(Berberatoday.com)– Toban milyan oo doolar oo aheyd lacag ay shirkadda Dubai World u bixisay Xaqul Qalin ahaan isla markaana ay ku wareejisay xukuumadda madaxweyne Siiraanyo sagaalkii bishan May ee ina dhaaftay ayaan war iyo wacaal loo heynin  meel ay mareen iyadoo aanay ilaa hadda ku dhicin khasnadda dawladda.

Waxa todobaadyadan oo dhan cabanayey dadkii daymanka doolarka ah ku lahaa xukuumadda iyadoo lagu khasbayey inay lacagtoodii ku qaataan  Shilinka Somaliland oo waliba ay yeelaan in loogu sarifo sicir ka hooseeya kii suuqa oo ay ku khasaarayaan taasoo ay dawladdu ku sababaynaysay in  aan doolar oolin baanka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews