berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Magacaabay Gudida Xisbigaas Ee Degmada Iyo Garabada Dhalinyarada Iyo Haweenka
June 4, 2016 - Written by Berbera Today

Gudida degmada Berbera  ee Xisbiga WaddaniBerbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Cali Axmed Kooshin ayaa magacaabay Gudida Xisbigaasi ee Heer Degmo iyo Garabada Dhalinyarada iyo Haweenka ee Xisbiga Heer Degmo waxaana kamida ahaa Masuuliyiinta uu Magacaabay gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Degmada Berbera Cabdikhadar Maxamed Xasan gudoomiye Kuxigeenka Degmada  Faarax Suufi Cashuur, Xoghayaha Gudida Degmada Ee Xisbiga Waddani Ismaaciil Cabdillahi Cilmi iyo kuwo kalee badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Magacaabidaas uu sameeyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee gobolka Saaxil Cali Axmed Kooshin

 

 

DSC04785

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews