berberatoday.com
Madaxtooyadda Oo Wasiir ku-xigeenka Warshadaha Iyo Sheekh Saleebaan Ku Sanduleyso Inay Caawa Dhalinyaro Been Loo Sheegay Taageero Uga Raadiso Wareejinta Dekedda Iyo Shirkii GUULEED Ee Caawa Fashilmay…
June 4, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxtooyadda oo jawaab u raadineysaa waji-gabax kala soo dersay kulan maalintii doraad waxgaraadka Gobolka Saaxil, dhalinyaro ku yeesheen magalada Hargeysa, oo Aqoonyahanka beesha iyo sidoo kale haldoorka Saaxil si cilmiyeysan uga biyo diideen wareejinta Dekedda ayaa caawa shir maqaarsaar ah huteel GUULEED ugu qabtay dhalintaas.

Hase-yeeshee kulanka ayaa isbedelay kaddib markii dhalintii madasha la iskugu keenay ay ka biyo diideen ujeedada ama jawaabta rogga celinta looga dhigayo shirkii waxgaraadka iyo dhalinyaradda Aqoonyahanka. Waxana wararku sheegayaan inay dhalinyaradu ku oryeen wasiirku xigeenka warshadaha oo usoo bandhigay hindise taageero doon ah oo uu kaga dalbanaayo inay dhalinayaraddu taageerto wareejinta Dekedda.
Geesta kale sheikh saleebaan ayaa isna  khudbad uu damacsanaa inuu madasha ka jeediyo ayey dhalinyarada qaarkood ku qayliyeen. Kulanka ay madaxtooyadda sida ramuudka u hagayso ayey guulwadayaashu kala kulmeen waji-gabax iyo faddeexad ay usoo jiideen cidi dirtay.
Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews