berberatoday.com
Saami Qaybsigii Xisbiga Kulmiye Oo Meesha ka Baxay Iyo Laba Beelood Oo Xilalkii Isku Koobay
June 4, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Kornayl muuse biixi cabdi ayaa meesha ka saaray saami qaybsigii xisbiga kulmiye isagoo mudooyinkii u dambeeyay xilal cusub uun magacaabayay beeshiisa iyo beesba siilaanyo halka uu gabi ahaanba meesha ka saaray beelihii kale ee xisbiga saamiga ku lahaa

kulmiye1Tusaale ahaan arinta bulshada ku keentay fajicisadda ayaa ah isagoo hal nin oo kaliya u magacaabay laba boos kaasoo ah afhayeenka xisbiga ahna xubin ka tirsan guddida fulinta ee xisbiga kuwaasoo ku soo kala baxay laba waraaqood oo kala gadisan oo midiba si gaara uga soo baxday xafiiska gudoomiyaha xisbiga

Halka gudoomiye ku xigeenka xisbigu yahay maxamed kaahin axmed oo isna la hayba xasan gaafaadhi

Muuse biixi ayaa dadkii yaqaanay ilaa halgankii dalka iskh raaceen inuu ahaa shakhsi qabyaalad jecel oo dadka u kala qaybiya beelo waana ta keentay in muuse laga hayo taariikho dhiig bax ku ah qaranka somaliland

Si kastaba ha ahaatee waxa hadii aad tiriso kuraasta iyo xilalka kulmiye kaaga soo dhex baxaya inay cid gaar ah uun ku adeegato waxaana taas marag ka ah qaabkii foosha xumaa ee uu ku yimi gudoomiye kornayl Muuse Biixi Cabdi

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews