berberatoday.com
“Xinjirta Bururaysaa waa Dadkeenii, Cidda Dhibtu Gaadhaysaana Waa Ehelkeenii” Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada
June 4, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali X Xasan, ayaa baaq nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee dirrirta collaadeed ku dhex martay degaanka Dharkeyn-geenyo.

Xirsi oo qoraal kooban ku baahiyey barta uu ku leeyahay internet-ka ee la yidhaahdo Guusha.com ayaa waxay u dhigneyd sidan

baaaq“Waxaan baaq nabadeed u dirayaa Dagaalka beelaysan ee labada beelood ee wallaalaha ah ee Dharkayn-geenyo ku dhexmaray degaanadaas. Waxaan ugu baaqaynaa nabad iyo in la joojiyo collaada dadka wallaalaha ah.
Dadka reer Somaliland dhamaantooda iyo dawladana waxaan leeyahay haloo gurmado oo hala kala gaadho.
Xinjirta bururaysaa waa dadkeenii, cidda dhibtu gaadhaysaa waa Ehelkeenii ee aan u gurmano wax kasta oo awoodeena ahna arrintaa ha lagu baajiyo. labadii cisho ee ugu danbaysay waxa lasoo sheegayaa in geeridu gaadhay labaatan xubnood. haddii labadii maalmoodba labaatan dhintaan waa collaad baahaysa oo raagaysa, collaadina ma keento wax aan dhibaato ahayn.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews