berberatoday.com
Maydka Maxamed Cali Kalaay Oo La Geeyay Magaaladii Uu Ku Dhashay Ee Louisville
June 6, 2016 - Written by Berbera Today

Louisville(Berberatoday.com)-Maydka Maxamed Cali ayaa la geeyay magaaladii uu ku dhashay ee Louisville, ee Kentucky, halkaas oo Jimcada lagu aasayo.KALY

 

Naxasha uu ku jiray mooto ayaa looga qaaday Madaarka oo magaalada lagu dhexmariyay.

Maxamed Cali waxa uu kamid ahaa dadka sida gaarka ah loogu xushmeeyo ciyaaraha waxaana looga soo tacsiyeeyay daafaha caalamka.

Maalintii jimcada ee aan soo dhaafnay ayuu u dhintay xanuun sababay heerka dhiigiisa oo gaaray meeshii ugu hooseysay.

Aaskiisa ayaa la filayaa inuu ka dhoco meel fagaare ah oo dadka oo dhan ay ka qeybgali karaan iyada oo lagu aasay Xabaalo lagu duugo dadka Muslimka ah maadama oo uu ahaa Muslim 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews