berberatoday.com
Warbixin Cida Ka DanbeysaIn”Hoolkii Jamacada Culuumta Badda Berbera Noqday Meel Lagu Tunto Laguna Heeso Fanaan Faarax Murtilo Oo Heeso Ka Qaaday Xili Ay Xalay Kaw Tahay Bishii Barakaysneyd Ee Ramadaan Iyo In Wasaarada diinta Iyo Awqaafta Oo Shaqadeedii Ka Gaabsi Tahay” B
June 6, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Iyadoo Cawa Umada Islamka Ah Ay Wada Sugayaan In Ay Kowsato Bishii  Barakaysneyd ee Ramadaan Ayaa Waxa Dawlada Hoose Degmada Berbera Ay Gaadhi Ay Leedahay Galabta Ku Naadineysay In Cawa Laga soo Qayb Galo Riwaayada Heeso Lagu Tumanaayo Hoolka Jaamacada Culuumta Bada Berbera kuwaas oo dhigayaan fanaan faarax murtile Iyo Ubax Fahmo Iyo Fanaanin Kalo Badan13312770_1724074851214691_264277119041427228_n

Inksatoo Dadka Reer Berbera ay layaab ku tahay Heesaha lagu tumaayo hool jamacadeed Badda hadan ay ramadaan tahay oo gobolada Somaliland ay taraawixda laga tukanaayo

Waxay Ku Tusaysaa Maamul Xumada Haysata Gobolka Saaxil Iyo Halkay Ka Taagan Yihiin Aqoonta diinta In Dad Fanaanin Loo Ogolaado Meel Wax Ku dhiganayaan Ardey Oo Jamacadeed Tahayna Talaabo Aan Hore Loga Baran Jaamacada Berbera Fanaanin Iyo Dumar Qaaqawan oo Ku Jaasaya Hoolka Jaamacada13343102_1724074697881373_8211825465233814702_n13346462_1724074817881361_1199016263586462268_n

Dhalinayarada Ka Soo Qayb Galay Xafladan Aan La Garanen Waxaa Loo Qabtay Sababta Ka Danbeysa In Heeso Loo Soo Dhaweeyo Ramaadaan Ayaa Guuxu Ugu Badani Ahaa In Maamulka Dawlada Hoose Berbera Ay Iyagu Ugu Talo Galeen In Jaamacada Lagu Heeso Oo Fanaanin Iyo Dumar Aan Jidhkoodu Asturneen Ay Soo Buux Dhafiyaan Jaamacada Arimahan Oo Ah Mid Dhaqanka Berbera Iyo Ka Umada Islaamka Ku Cusub In Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Logu Soo Dhaweeyo Heeso,Jaas,Dumar Qaawan,

Sidoo Kale Wasaarada Diinta Awqaafta Gobolka Saaxil Ayaanba Shaqeyn Oo Gaabsi Ka Noqtay Waxkastoo Dhibaato Ku Ah Diinta Suuban Iyo dhaqan Xumada Ay Kow U Tahay Tan Caawa Jaamacada Bada Ka Socta Iyo Aad Moodo In Daan Qalbi Ka Muuqdo Isku duwaha Diinta Awqaafta Berbera Lana Hayen Gadhi AY Laheyd Wasaaradu  Shaqdu Uu Gobolka Ka Qabto

Arimahan Ayaa Sabab Looga Dhigi karaa Badhsaabka Gobolka Saaxil Oo Ah Masuul Jecel Fanka Iyo Fanaaninta Iyo Xoogahaya Dawlada Hoose Berbera Oo Abwaan Sameeyay Heesaha Ay Qaadan Fanaanintu Hadaba Masuul Ma Ka Yihiin Dhibkii Cawa Halkaa Ka Dhacday danbigooga .Hadaba Masuul Ma Ka Yihiin Habeen Lawada Sugaayo Bisha Barakaysneyd Oo Xaraan Iyo Dhib Dumara Qaaqawan Lagu Soo Dhaweeyay

 

Waa Arimo Aan Hore Gobolka Ugu Dhicin Waa Arimo Ku Cusub Gobolka Waaxan Sabab U Ah Masuulinta Ku Cusub Gobolka Ee Xilalka Ka Haya oo La Soo GAlay Dhaqamadii Ay Laheyn Gobolada Kale Waan Xafladii Ugu Horeysay Ee Hoolka Jamacada Badda Lagu Dhex Heeso oo Dumar iyo Rag La ISkugu Geeyo

 

Wariye Sidiiq Carab Saleeban

Magaalada Berbera

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews