berberatoday.com
Madaxwaynaha Xamar Oo Booqday Qaxoontiga Somaliyeed Ee Ku Nool Xeryaha Dhadhaab
June 7, 2016 - Written by Berbera Today

Dhadhaab(Berberatoday,com)-Madaxwaynaha Somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay Mudo 25sano ah Booqday Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab oo ay ku  noolyihiin qaxoonti Somaliyeed.

Madaxwayne Xasan Sheekh,  markii uu xeradaasi tagay waxaa si wayn usoo dhaweeyay qaxoontiga Soomalida ee ku nool Xeryaha Dhadhaab, Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa soo kormeeray qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool xeradaasi isagoo u sheegay bulshadaasi inaanay jirin inaan si khasab ah qaxoontigaasi loogu celinayn Somaliya ee ay ku tagayaan ikhtiyaarkooda.

Madaxwaynaha Somaliya waxaa safarkiisa ku wehelinayay wasiirka arimaha gudaha ee Kenya iyo xubno kale oo ka kala socday Somaliya iyo Kenya.

Waa Madaxwaynihii u horeeyay ee booqda xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo mudo 25 sano ay ku noolaayeen qaxoonti Somaliya oo kasoo barakacay dagaaladii sokeeye ee ka dhacay Somaliya.

 

Dawlada Kenya ayaa sheegtay inay xidhayso Xeryahay Qaxootiga Dhadhaab bisha November ee sanadka, balse dawlada federaalka Somaliya iyo qaramada midoobay ayaa dadaal ugu jira sidii ay dadkaasi ugu sii noolaan lahaayeen xeryaha Dhadhaab

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews