berberatoday.com
Mujaahid Axmed Mire Iyo Mujaahid Jidhif Oo Kulan Gaar Ah Kuwada Qaatey Hargeysa Iyo Arimaha Ay Kawada Hadleen.
June 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Maxamed Xasan Cabdilaahi(jidhif) oo ahaa Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa kulan gaar ah kula qaatey Guriga uu ka degan yahey Magaalada Hargeysa Mujaahid Axmed Mire Maxamed Nuux oo kamid ahaa Mujaahidiintii SNM ee kasoo qeyb qaatey halgankii dalka lagu xoreeyay oo shaley dalka kusoo gurya noqdey.

Kulankan oo ahaa mid ay labada Mujaahid isku kaliyeysteen islamarkaana, ay iskaga xogwareysteen guud ahaanba xaalada dalku marayo wakhtigan,iyo marxalada guud ee ay ku miyan yihiin Shacabiga Somaliland waxey sigaar ah ugu lafa gureen in aaney marnaba dib usoo noqoneynin Waayihii dureed ee lasoo marey haseyeeshee loo baahan yahey in wakhtigan sida saxda ah ee maslaxada umaddu kujirto in loo shaqeeyo oo laga wada shaqeeyo arimaha danta guud laakiin aan daneysi laga shaqeynin.

jidhif

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews