berberatoday.com
“Cabudhinta Cagojulaynta Iyo Xadhigkasta Oo Aan Sharciga Loo Marin Waxay Baal Marsantahay Dhamaan Sharuucda U Dejisan Dalkan Iyo Ujeedooyinkii Halgankii Loo Soo Maray Somaliland”.Cabdikarriim Axmed Moogge
June 8, 2016 - Written by Berbera Today
“..cagojulaynta iyo xadhigkasta oo aan sharciga loo marin waxay baal marsantahay dhamaan sharuucda u dejisan dalkan iyo ujeedooyinkii halgankii loo soo maray Somaliland, waana ku ceeb Somaliland in ay noqoto wadan laysku cabsi galiyo xadhiga”
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Sideedaba waxaan ka soo horjeeda xadhig kasta oo aan sharciga loo marin, sidoo kale waxaan ka soo horjeeda in muwaadin ku muteysto xadhig aragtidiisa ku wajahan arimaha khuseeya dalkan aynu wada jecelnahay ee Somaliland. Hadaan dhagaystay hadalka laygu yidhi waa lagu xidhay Mahamed Sadiiiq Dhame, ma’aha hadal qof muwaadin ahi ku mutaysto xadhig oo uu ku waayo xoriyadiisa.
Cabudhinta, cagojulaynta iyo xadhigkasta oo aan sharciga loo marin waxay baal marsantahay dhamaan sharuucda u dejisan dalkan iyo ujeedooyinkii halgankii loo soo maray Somaliland, waana ku ceeb Somaliland in ay noqoto wadan laysku cabsi galiyo xadhiga si dadka looga amuusiiyo in ay ka hadlaan arimaha khuseeya dalkoodan yar ee ay rabaan in noqdo wadan ka duwan Africada laysku cabudhiyo!
Somaliland yaan laga dhigin meel xadhiga laysku amuusiyo, cabsigaliyo oo laysku cabudhiyo, waayo afcaashasi Somaliland wey fool xumaynayaan siday u foolxumeyeen rajiimyadii hore ee tan laga xoreeyay”.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews