berberatoday.com
Gudoomiye Cirro Oo Safar Aan La Shaacin Kaga Baxay Dalka Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
June 9, 2016 - Written by Berbera Today

Haragysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaradka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa safar aan la shaacin kaga baxay dalka.

 

gudoomiye Cirro waxa uu safarkiisa ugu horayn ku tagayaa dalka itoobiya gaar ahaan caasimada Addis-ababa halkaasi oo la filayo inuu kulamo kula qaato madaxda dalka itoobiya iyo golaha barlamaanka isla markaana ay kaga wada hadlayaa arimo badan.

Intaasi ka dib waxa la filayaa in uu gudoomiyuhu usii dhaafo dhankaa iyo wadamo kamida qaarada yurub isaga oo halkaasi ay kulamo ugu balansan yihiin madaxda kala duwan ee dallakaasi.

Ilaa hada ma cadda u jeedada rasmiga ah ee uu baxay gudoomiye Cirro,waxaana wararka aan helaynaa ay sheegayan inuu hada ku sugan yahay dalka itoobiya isaga oo kulamo kala duwana la qaadan doona madaxda dalka itoobiya

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews