berberatoday.com
Tababarihii Hore Ee Xulka Kubada Cagta Dalka Nigeria Oo Geeriyooday.
June 9, 2016 - Written by Berbera Today

Nigeria(Berberatoday.com)-Xidhiidhka kubadda cagta ee dalka Nigeria ayaa sheegay in Stephen Keshi oo ah mid ka mid ah tababarayaasha ugu fiican qaaradda Afrika uu geeriyooday.

150705122606_stephen_keshi_nigeria_512x288_nocreditbbc_nocredit

Waxa la rumeysan yahay in Stephen Keshi oo da’diisu ay ahayd 54 uu u dhintay wadno xanuun.

Keshi oo ahaan jiray tababarihii xulka qaran ee Nigeria ayaa ahaa mid ka mid ah labada nin ee kaliya ee shakhsi ahaan iyo tababare ahaanba ku guuleysatay koobka qaramada qaaradda Afrika.

Waxa uu sidoo kale tababare ka soo noqday waddamada Togo iyo Mali.

Ku xigeenka madaxa Xiriirka kubadda cagta ee dalka Nigeria Shehu Dikko ayaa sheegay in muddo dheer dhammaan reer Nigeria ay Keshi u aqoonsanaayeen in uu yahay halyey.

Saaxibada Keshi ayaa sheegay in uu illaawi waayay geerida xaaskiisa oo sanadkii hore u dhimatay cudurka kansarka.

 

 

Berberatoday.com

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews