berberatoday.com
Itoobiya Inay Shacabka Soomaali Meel Kasta oo uu Joogo ay Ka aargoosato Waxaa Sababay Kadib Markii Ay Wayday Cid Is Hor Taagta isla markaana Hush ku Tidhaahdo Waayo,Soomaalida Xiligani Maaha Soomaalidii 1977 W/Q Maxamed Aadan Dirir
June 12, 2016 - Written by Berbera Today

Itoobiya Inay Shacabka Soomaali Meel Kasta oo uu Joogo ay Ka aargoosato Waxaa Sababay Kadib Markii Ay Wayday Cid Is Hor Taagta isla markaana Hush ku Tidhaahdo Waayo,Soomaalida Xiligani Maaha Soomaalidii 1977 oo la ogaa sidii ay U Gashay Itoobiya,Xaabana ka dhigtay Gumaystahii Xiligaasi

Itoobiya Marka Ay Doonayso Inay Soomaali Xasuusato Iyo Sida ay Wax isaga Celin Jireen,Una Difaaci Jireen Ciida Soomaalida,Dhulka Soomaalida iyo Sharafta Umada Soomaaliyeed Fadlan ha Xasuusato Soomaalidii Noolaa 1977 Balse Soomaalida Maanta Maaha Soomaali Caadi Ah,Qolofka Ayaa Soomaali ah Midabka ayaa Soomaali Ah Balse Quluubta Waxay Noqdeen Dad Dulaysan oo Gumaysi Ku Hoos Nool.

In Dadkeena La Laayo Dabeeto Intay Xabashidu Yimaadaan Hargaysa ay Welibana iyada oo dhiiga Dadkeenii Qoyan Yahay Ka Hadlaan Maalgashiga Iyo Sidii ay Bogcad Ugu Yeelan Lahaayen Dekeda Berbera Waa Noo Nasiib daro,

Maanta Soomaali waxay u Baahan Tahay Halgan Dheer kaasi oo u dhigma sidii Kii daraawiisheed,Kii Sh Bashiir,Kii faarax oomaar,Kii Axmed Guray,Kii SYL ay kula dagaalamaysay Gumaysatayaashii Ingiriiska Iyo Talyaaniga

Malaha Dadkaan la Hadlayo Ayaan lahayn Dux Iyo Iimaan Ayaan Ka Hayaa Abwaan Timacade
Hadaad Dhimato Geeridu Marbay Nolosha Dhaantaa ayaan Ka Hayaa Abwaan Salaan Carabeey

Manhajka Itoobiya Waxaa ku Jira oo Lagu dhigtaa Waxaa Waajib ah Inay Dawlada Itoobiya Hesho Deked,Waa Xaq iyo Xuquuq Ay leedahay Hadaba Sida ay ku Helayso ayaa La waydiiyaa Ardayda Marka Imtixaanka Laga Qaadayo Waxaana Loo Dhigaa DOORO mid.
ITOOBIYA SI AY DEKED UGA HESHO GEESKA AFRIKA WAXAY KU HELI KARTAA
1:Xoog oo Ay ku Qabsato
2:Qaab Wadahadal(Negotiotion)

Maanta Halkaas Ayay Maraysaa

Nin naftiisa biime geshiyo, bohol xun mooyaane
Bawdada nimay kaga dhacdiyo, boqonta mooyaane
Gobanimo bilaash looma helo, ban iska taal taale

 

 

W/Q Maxamed Aadan Dirir

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews