berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ururka Kulan UK Oo Cisbataalka Dhimirka Berbera Marawaxado Baahi Weyn Loo Qabay Ugu Xidhay Dadka Maskaxda Ka Jiran Taagi Biyoodna Uyagleelaya
June 13, 2016 - Written by Berbera Today

DSC04872Berbera(Berberatoday.com)-Ururka Kulan UK oo fadhigiisu yahay dalka Ingiriiska oo hadiyo jeerna ka shaqeeya taakulaynta dadka dhibaataysan ee maskaxda ka jiran iyo kuwa baahan ayaa maanta Cisbataalka Dhimirka ama dadka Maskaxda ka jiran ugu deeqay marwaxado ay kulaylka ka gaboodsadaan xiligan oo cimilada Berbera heer kulkeedu aad sareeyo waxaanay Ururka Kulan Uk Marawaxadahaas ugaliyeen Guriyaha iyo barandayaasha ay dadkaasi dhimirka ka jirani galaan ama uhoydaan oo aan hore ulahayn Marwaxado.sidoo kale waxa ay ururka Kulan UK ay Dadkaas Maskaxda ka jiran usamaynayaan taagi biyood sabad ama shub ah oo qaadi doona 4 foosto oo biyo ah sida uu sheegay Ibraahim waraabe oo katirsan ururkaas oo isagu deeqdan soo gaadhsiiyay Cisbataalka dhimirka Berbera, deeqdan ayaa waxa gudoomay maamulka cisbataalada Berbera oo iyagu mahad celin baladhan usoo jeediyay Ururka Kulan UK.

halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

DSC04869 DSC04865 DSC04864 DSC04857

DSC04876

Berberatoday.co

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews