berberatoday.com
Pro.Axmed Ismaciil Samater Oo Xisbiga Kulmiye Ku Biiraya , Xaflad Soo Dhaweyn Ah Oo Bari Borama Loogu Qabaanayo Iyo Falaqeynta Dadweynuhu Ka Bixiyeen
June 13, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Axmed Ismaciil Samater oo dhawaan sheegay in saddexda xisbi ee Somaliland uu mid ka mid ah ku biiri doono ayaa waxaa uu maaalinka bari ah  si rasmi ah ugu biiri doona xisbul xaakimka Kulmiye

samater

Prof.Samater ayaa waxaa uu xisbiga Kulmiye uu xaflad soo dhaweyn ah ugu qaban doona  Hotelka (SAW) oo ku yaala magaalada Borama  waxaana  la filaya in ay ka qeyb galaan madaxda xisbiga Kulmiye  Iyo Masuulyiin ka tirsan  xukuumada Madaxweyne Siilanyo

Baraha ay bulshada Somaliland ku kulanto ayaa waxaa ay si aad  uga faalooneysaa  tageerada   uu Prof .Samater ku soo biirin karo xisbiga Kulmiye iyo xukuumada uu hada wakhtigeedo gabo gaboda maraayo

Sidoo kale Bulshada Somaliland ayaa waxaa ay mugdi galisay mudada uu Prof.Samater uu ka sii mid Karo masuulyiinta xisbiga kulmiye iyaga oo bulshadu Prof.Samater  ku sifeeyey Masuul aan aqoon guul wadeynta  isla markaana uu dul qaadku ku yar yahay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews