berberatoday.com
Weerarkii Orlando Waa Fal Argagixisnimo “Madaxwayne Obama”
June 13, 2016 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, ayaa weerarkii subixii hore ee Axadda xilliga Mareykanka ka dhacay magaalada Orlando ee gobola Florida ku tilmaamay fal argagixiso, islamarkaasina ku saleysan naceyb.

obamaWeerarkaasi oo si aan loo aaba yeelin dad ku caweynayay baar rasaas loola beegsaday, ayaa noqonaya kii ugu xuma ee abid taariikhda Mareykanka soo mara tan iyo weerarkii 11-kii September. Golaha Muslimiinta Mareykanka, aya sidoo kale weerarkaasi cambaareeyay.

Source: Voa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews