berberatoday.com
Booliiska Maraykanka Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Diyaarsaday Qori Uu Ku Weerarro Boqollaal Muslimiin Ah Oo Taraawiix Tukanayey
June 16, 2016 - Written by Berbera Today

Seatle(Berberatoday.com)-Booliiska Magaalada Seattle ee Dalka Maraykanka, ayaa ka war helay si dhakhso ahna gacanta ugu dhigay Nin Maraykan ah oo diyaarsaday qoriga darandooriga u dhaca oo uu rabay inuu ku Weerraro dad boqolaal ah oo Muslimiin ah  taraawiix ku tukanayey masaajidka ugu weyn magaalada Seattle Habeen hore, Masaajidkaasi oo Lagu Magacaabo Idiris.

Booliiska ayaa sheegay in ninkani 37jirka ah la qabtay Saqdii dhexe ee Habeen hore Wakhtiga Maraykanka, ka dib Wada-hadal qaatay Saacado, kaasi oo Boolisku ku sababayeen isla-markaana ku qancinayeen inuu Hubka dhigo.

Masaajidkan oo ah masaajidka kaliya ee leh Minaaradda dheer ee laga Aadaamo, ayaa waxa uu noqday bartimaameed ay beegsadaan dadka Muslim nacaybka ahi.

Ninkan oo aan Magaciisa la shaacin, ayaa la aaminsan yahay inuu ka cadhooday isla-markaana uu ka jawaabayey Xasuuq uu Nin Muslim ahi gaystay.

 

 

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews