berberatoday.com
Madaxweynaha Xamar Xasan Sheekh Maxamuud Oo Xaalad Caafimaad Ugu Baxay Dalka Jarmalka
June 17, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa arrimo caafimaad ugu baxay dalka Jarmalka, halkaasoo sanadkii hore sidan oo kale baadhitaan caafimaad u tagay.

xasan sheekh

Sida ay wararku sheegayaan  Madaxweynaha ayaa la balansan dhaqtarkiisa ku sugan magaalada Berlin.

Madaxweynaha ayaa xaaladiisa ay tahay mid caadi ah, balse waxaa uu marayaa baadhitaan caafimaad oo caadi ah, maadaama ay ku soo fool leedahay howlo culus oo ay ka mid tahay doorashada sanadkan.

 

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa wali wax war ah ka soo saarin safarka caafimaad ee uu Madaxweynuhu u aaday dalka Jarmalka.

Sanadkii hore ayaa markii Madaxweynaha howlo caafimaad u aaday dalka Jarmalka ayaa wareysi uu xilligaas siiyay BBC-da waxaa uu ku sheegay in baadhitaan caafimaad in la maro ay tahay mid muhiim ah, maadaama uu muddo xafiiska joogay.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in maalinta sabtida uu dib ugu aabto magaalada Muqdisho.

Waa markii labaad oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh howlo caafimaad u aadayo dalka Jarmalka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews