berberatoday.com
“Noo Nasteexeeya Oo Ha Nagu Caayina Khudbadaha Aad Masaajiddada Ka Jeedisaan”Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi”
June 17, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland. “Noo Nasteexeeya Oo Ha Nagu Caayina Khudbaaha Aad Masaajiddada Ka Jeedisaan”Wasiirka Madaxtooyada Somaliland.

maxamuud xaashi

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa ka warramay sida ay xukuumad ahaan uga go’an tahay in ay qaataan wixii canaan ah ee kaga yimaada bulshada qaybaheeda gaar ahaanna bahda culimada, balse ay taas bedelkeeda nasteexo u arkaynin khudbadaha aan ka turjumayn tallada ee laga jeediyo masaajidada.

Wasiir Maxamuud Xaashi oo ka hadlay afur wadareed uu madaxweynuhu shalay fiidkii ku qaabilay bahda culimada Somaliland ayaa ku dheeraaday sida ay uga go’an tahay xukuumada uu hogaaminaayo mudane Axmed Maxamed Silaanyo inay qaadato nasteexooyinka loo soo jeediyey isla markaana ay u soo jeediyeen culimadii waaweynayd ee dalku,

Waxa uu intaa raaciyey “Noo nasteexeeya oo wax noo sheega oo nala taliya, balse hana caayina oo khudbadaha aad jeedinaysaan ha nagu soo darina idinkoo na dhaleecaynaha, annagoon idin ku diidin talo aad noo soo jeediseen sida ay culimada qaar yidhaahdaan iyagoo waxba nagu caddayn Karin hadii aanu maxkamad geyno, oo xatooyo xoolo dawladeed ayey nagu sheegaane, aan si la taaban karo u sheegi karin”.

Wuxuu u soo jeediyey culimada in meel looga soo wada jeesto xagjirnimada, argagaxisada iyo kuwa banaystay dhiiga la daadinayo ee sida khaladkaa u weeciyey islaanimadii naxariista ahayd.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews