berberatoday.com
Kenya”Madaxweyne Uhuru Kenyatta Oo Magacaabay Guddi Ka Shaqeyn Doonta Horumarinta Jaadka
June 18, 2016 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalkan Kenya, Uhuru Muigai Kenyatta ayaa magacaabay guddi ka kooban 14-xubnood kaasoo ah guddi farsamo oo ka shaqeyn doona horumarinta jaadka iyo suuq geyntiisa.

2016618636018150386224810newmiraa

Guddigaa farsamo ayaa wuxuu shaqeyn doonaa hawlihiisana uu ku soo koobi doonaa muddo 3 bilood ah sida faafin rasmi ah oo dawlada Kenya ay leedahay lagu caddeeyay maalintii shalay ahayd.

Guddiga ayaa waxaa guddoomin doona ninka lagu magacaabo Geoffrey Nchooro M’mwenda ayadoo uu dhanka guddoominta ka caawin doono Dr Richard Leresian Lesiyampe.

“Asagoo la tashan doona beeraleyda, ganacsatada iyo masuuliyiinta arintaa ku habboon ayaa guddiga farsamo uu ku talo bixin doonaa istaraatiijiyado iyo waxqabad taageeri doona horumarinta suuqa jaadka,” sidaa waxaa lagu sheegay bayaan kasoo baxay aqalka madaxtooyada ee dalkaan Kenya Jimcihii shalay.

Gaar ahaan guddiga farsamo wuxuu go’aamin doonaa siyaabo dib loogu soo celinaayo suuqyadii la waayay laguna soo helaayo suuqyo cusub oo jaadka loogu tala galay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews