berberatoday.com
Marxuum Siyaasi Maxamed Cabdi Aadan(Iskeerse) Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
June 18, 2016 - Written by Berbera Today

Marxuum Moaxamed Cabdi IskeerseHargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha Unaxariiste waxa Daqiiqado ka hor ku geeriyooday Cisbataalka Guud ee magaalada hargeysa Marxuum Siyaasi Maxamed Cabdi Aadan(Iskeerse)oo sideedii bilood ugu danbeeyey  u jiifay xanuuno ka haleelay wadnaha iyo sanbababada.wuxuu ahaa siyaasi Weyn Somaliland. Wuxuu soo  noqday Wasiirkii Ganacsi ga Dawladii Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Wuxuu kaloo ka mid ahaa saraakiishii Xisbiga Kulmiye markuu mucaaridka ahaa isagoo noqday Xoghayihii Maaliyada Xisbigaasi inkastoo uu kamid noqoday Markuu Xisbiga Kulmiye Guulaystay Siyaasiyiintii ku Hugoobay in Xilal loo dhiibo iyada oo uu Madaxweyne Siilanyo Indhaha ka laliyay Marxuum Iskeerse oo kamida ahaa halgamayaashii Xisbiga Kulmiye aakhirkiina uun xanuunka hayay oo marba marka ka danbaysa kusoo saayidaayay uu hada ugeeriyooday, waxaana mudooyinkii danbe jiifay oo yaalay cisbataalka guud ee Hargeysa iyada oo Naqaska uu ka qaadanaayay Ogsijiin haan kujirta.

Marxuumka ayaa sida laga soo xigtay dhashay Sanadii 194o-gii Waxaanu bartay cilmiga dhaqaaalaha. Wuxuu ka tagay qoys ka kooban 10 caruur oo iskugu jira gabdho iyo wiilal.

Marxuum Maxamed Cabdi Iskeerse ayaa dadka aqoonta Buuxda  kutilmaamaan siyaasi ruug cadaaya oo qunyar socod ah oo oo ehelu cibaado ah, inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun.

Hadii aanu nahay Bahda Shabakada Wararka Berberatoday.com waxa aanu Tacsi tiiraanyo leh udiraynaa qoyskii iyo eheladii uu Marxuumku ka baxay in ilaahay samir iyo Iimaan Saadiqa ka siiyo Marxuumka janatul fardawsa ka waraabiyo aamin aamin

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews