berberatoday.com
Muxu Proff: Samatar Ku Soo Kordhin Karaa Xisbiga Kulmiye. W/Q: Cabdiwahaab Tooxyare.
June 18, 2016 - Written by Berbera Today

Maalmahan u dambeeyay waxaa aad loo hadal hayay ku biiritaanka Prof Axmed Ismaaciil Samatar ee Xisbiga Kulmiye waxaana in muddo ah aqoonyahanku qiimeyn ku sameeyay Xisbiyada Qaranka ugu dambayna wuxuu go’aansaday kuna biiray Xisbiga Kulmiye iyadoo ay u dhawdahay inuu ka dhex arkay maslaxadiisa siyaasayeed. Hadaba Prof Axmed Ismaaciil Samatar waxaa uu wax weyn ku soo kordhin karaa Xisbiga Kulmiye hadii si weyn uga hawl galo,Proff Samatar waa nin aad looga maqlo guud ahaan Somaliland gaar ahaan gobolka uu ka soo jeedo ee awdal iyo waliba aqoonyahanka waddanka,waxaana suuragala inuu taageerayaal badan uga keeni doono Xisbigaas kulmiye,waxaa kaloo iyana qodob muhiima ah in siyaasada arimaha dibada uu Xisbigaasi ku hooseeyay inuu kor u soo qaadi doono. Sidoo kale Axmed Ismaaciil Samatar waxaa uu miisaan culus ku yeelan karaa doorashooyinka soo socda ee Somaliland,balse dhan kale markaynu ka eegno maxaa maslaxad siyaaseed ugu jirta Proff Samatar sida dadku isla dhex marayaan dadka qaar waxay dadka qaar leeyihiin Proff samatar waxaa lagu wadaa kursiga Cabdiraxmaan Saylici halka dadka kalena ay leeyihiin waxaa laga dhigayaa wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland.si kastaba ha ahaatee waxaa Proff Axmed ismaaciil Samatar waxaa laga filayaa in isbedel siyaasadeed uu ku soo biiriyo Xisiga Kulmiye. Waxaa iyaduna muhiima oo maalmahan hadal haynteedu badnayd sidee Proff Axmed ismcaaiil Samatar iyo Xisbiga Kulmiye ee mujaahidintu iskula jaanqaadi karaan iyadoo Proff Samatar dad badani u yaqaanaan inuu yahay nin tiisu u cadahay islamarkaana ay adagtahay siday iskula jaanqaadi karaan Xisbiga Kulmiye balse waynu ka warsugi doonaa halka ay ku dambayso.

 

Cabdiwahaab tooxyare. Hargeysa/Somaliland.

Abdiwahaab888@gmail.com 0025659729450.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews