berberatoday.com
Colorado”Hooyo Libaax ka Badbaadisay Wiil ay Dhashay Oo Uu Cuni Lahaa
June 19, 2016 - Written by Berbera Today

Washinton(Berberatoday,com)-Haweeney ku nool gobolka Colorado ee dalka Maraykanka ayaa ka badbaadisay wiilkeeda oo 5 jir ah libaax cuni rabay, sida ay sheegeen saraakiisha gobolkaasi.

Haweeneyda ayaa maqashay qeylo ka yeedheysa bannaanka gurigeeda oo ku yaalla meel u dhow magaalada Aspen, waxaana ay aragtay libaaxa oo kusoo booday wiilkeeda, ka dibna waxa ay libaaxa ka riday wiilka.

Wiilka ayaa waxaa uu dhaawac kasoo gaadhay madaxa iyo luqunta, waxaana loo qaaday cisbital ku yaalla magaala madaxda gobolkaasi ee Denver. Xaaladiisa ayaa la sheegayaa in ay wanaagsan tahay.

Gabar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegtay in hooyada wiilka dhashay ay gacanteeda adeegsatay markii ay wiilkeeda ka badbaadineysay libaaxa.

Saraakiisha deegaanka ayaa markii dambe dilay libaaxaasi.

Buuraha gobolka Colorado ayaa waxaa ku nool libaax tiradiisa lagu qiyaasay 4,500, waxaana dhowr jeer oo hore uu libaaxaasi weerarray dadka deegaanka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews