berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxwayne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Ka Qayb Galay Aaska Marxuum ISKEERSE oo ay Sabab U Ahaayeen Xanuunkiisa
June 19, 2016 - Written by Berbera Today

Muuse SiilanyoHargaysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne Siilaanyo Iyo Kornayl Muuse Biixi ayaa maanta  Ka Qayb Galay Aaska Marxuum  Maxamed Cabdi ISKEERSE oo ay Sabab U Ahaayeen Xanuunkiisa

iskeerse ayaa kamid ahaa siyaasiyiintii tacabka wayn ku soo bixiyay xisbiga kulmiye balse nasib darro muuse biixi madaxwaynaha kaga hor dhaartay inaan waligii xil dhiibayn taasoo keentay in iskeerse laga reebo xukuumadii u horaysay ee uu soo dhiso madaxwayne siilaanyo muddo yar kadibna uu cadho uu ka qaaday arinkaas xanuun ugu soo booday iskeerse

hadaba waxa arin cajiiba oo lala yaabo madaxdan oo saaka ka qaybgashay aaska marxuumka ka qayb galkaas oo lagu tilmaami karo mid munaafaqadeed maadaama oo markii uu noolaaba ay ku duuleen caafimaadkiisa


Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews