berberatoday.com
Berbera Oo Saaka Lagu Waabariistay Taayiro Tira Badan Oo Lagu Gubay Jidadka Magaalada Dhex Mara
June 20, 2016 - Written by Berbera Today

taayiroBerbera(Berberatoday.com)-Waxa Saaka subaxnimadii lagu waabariistay magaalada Berbera Taayiro tira badan oo lagu gubay Wadooyinka halbawlaha ah ee magaalada iyada oo lagu jiro xiligii dabayl xagaada oo dabkuna halis yahay sida uu ufidaa.

Taayirada la gubay ayaan ilaa hada la garanayn cida gubtay ee dabka qabadsiisay waxse loo malaynayaa inay ka danbeeyaan dad kasoo horjeeda wareejinta Dekeda Berbera ee lagu wareejinayo shirkada laga leeyahay dalka isutaga imiraatka Carabta ee DP World iyada oo ay magaalada Berberana ku sugan yihiinEngneero iyo Khabiiro dhinaca Qiimeynta Dekeda ah oo ay shirkadaasi DP World soo diratay si ay ugu qiimeeyaan Dekeda berbera dhinac kasta kuwaas oo ilaa shalay Dekeda Berbera u idha insshaynaayay Xafiisyada iyo qaabka Maamul ee Dekeda Berbera sidoo kale ilaa shalay waxa magaalada Berbera lasoo buuxdhaafiyay Ciidamo aad utiara badan oo lagu daadiyay daafaha magaalada iyo Gudaha Dekeda berbera kuwaas oo laga soo daabulay dhinaca caasimada Hargeysa

Ciidamada booliska Berbera iyo kooxaha la dagaalanka aafada dabka oo iskaashanaya ayaa ilaa saaka subaxnimadii hore ku hawlanaa daminta ama bakhtinta taayirada gubanaayay ee lagu gubaya Jidadka waaweyn ee Berbera sidoo kale waxa isaguna goobaha dabku ka baxaayay ee la bakhtinaayay joogay Gudoomiyaha Gobolka SAaaxil Jaamac Yuusuf Axmed

Waxa kaloo kamida goobaha loo malaynayo in dabka la qabad siiyay agagaarka guriga kastamka Berbera lahaan jiray ee hadana dhismaha laga wado oo goob ka hooseysa oo uu buux dhaafiyay Geedka garan waagu iyana dab la qabad siiyay waxse bakhtiiyay Ciidamada booliska Berbera iyo Kooxaha ka hortaga aafada dabka ee dawlada hoose iyo Dekeda Berbera oo heegan xoogan la galiyay

Ilaa Hada wax wara oo ay Kasoo sareen Masuuliyiinta Dawladu ma jiro Taayirada lagu ololiyay Jidadka Waaweyn ee Berbera 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews