berberatoday.com
Sheekh Ahmed Yaasiin Iyo Prof Stephen Hawking Oo Labadaba Ahaa Rag Curyaamo Ah Ayaa Midna Waxuu Noqday Caalim Diinta Islaamka Meel Sare Ka Gaadhay Hogaamiyena U Noqday Ururka Xamaas Midna Culuunta Sayniska Ayuu Meel Sare Ka Gaadhey.
June 20, 2016 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Sheekh Ahmed Yaasiin Iyo Prof Stephen Hawking oo Labadaba ah Rag Curyaamo Ah Ayaa Misana Labadaa Nin Midna Waxuu Noqday Caalim Diinta Islaamka Meel Sare Ka Gaaray Hogaamiyena u Noqday Ururka Xamaas Midna Culuunta Sayniska Ayuu Meel Sare Ka Gaarey.
sheekh Axmed Yasin dr Stepahan
Prof Stephen William Hawking oo ah saynisyahan reer ingiriis ah oo dhashay Sanadkii 1942-kii ayaa isagoo 21 jir ah xanuun ku dhacay waxuu ku waayay awoodii uu ku socon lahaa ama uu hadal kaga soo bixi lahaa balse wuxuu aaminsanaa “where there is live there is hope” hadii aad nooshahay waxaad haysataa fursad nololeed oo rajo leh wuxuu noqday ninkani Saynisyahanada maanta caalamka jooga kuwa ugu waaweyn waxaanu qaatay shahaadada PHD Cosmology sidoo kale wuxuu helay cilmi sheegaya Black holes in the sky, Radiation, Sanadkii 1979-kii wuxuu noqday Lucasian professor of methamatics at Cambridge wuxuu ku guulaystay 12 abaalmarino ah.

Sidoo kale Allaha u naxariistee Sheekh Axmed Ismaaciil Xasan Yaasiin ayaa waxaa loogu yeeri jiray Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee dadka Reer Falastiin wuxuuna dhashay sanadkii 1937-kii.

Sheekh Axmed yaasiin waxuu aaminsanaa in dhulka Reer Falastiin uu ka xorayn doono dhamaan ciidanka Isreal wuxuu ahaa curyaan balse waxa ku jiray hamigaas jihaadka iyo hogaamintaba ah isagoo guulo badana ka gaaray waxaana uu ahaa caalim diinta islaamka meel sare ka gaaray ilaahay naxariis janno ha siiyee.

Dhinaca kalena aqoonyahan Maraykanka u dhashay oo la yiraa Les brown ayaa laga hayaa “ma awoodid inaad ka hortagto wixii noloshaada qadar ah ee kugu dhacaya balse waxaad awooda jawaabta caqligaaga iyo sidii aad uga soo kaban lahayd”

Diinteenu waxay inna faraysa in hadii dhib inagu dhaco aynu xaga alle u noqono mar kastana baryadiisana aan laga daalin oo la micno ah in aanu qofku ka qancin nolosha.

Fadlan walaal Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Xigasho: Ahmedyasen sh omar Ahmed fure.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews