berberatoday.com
Afti Loo Qaadayo Xubinnimada UK Ee Midowga Yurub Oo Maanta Ka Bilaamaysa UK
June 23, 2016 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Britain waxaa maanta oo khamiis ah loo dareerayaa goobaha codbixinta afti taariikhi ah oo loo qaadayo in dalkaasi uu ka sii mid ahaado midowga Yurub iyo in kale.
vvv
Goobaha codbixinta ayaa furmi doona laga billaabo tobanka saacadda Afrikada bari,

Qiyaastii 46,499,537 oo qof ayaa xaq u leh in ay codkooda ka dhiibtaan aftidan, waana tiradii ugu badnayd ee codbixiyeyaal ah oo abid ka qayb qaata doorasho dalkaasi ka dhacday.

Aftidan ayaa noqonaysa aftidii saddexaad ee soo marta taariikhda dalka Britain, waxa ayna ku soo beegmeysaa kaddib afar bilood oo uu socday olole lagu doonayay in dhinacyada iska soo horjeeda ay ku hantaan kalsoonida codbixiyeyaasha.

Dhinicii ku guuleysta in ka badan kala bar codadka la dhiibta ayaa ku guuleysan doono aftidan.

Natiijada aftida ayaa laga yaabaa in ay kala caddaato ka hor inta aan rasmiyan lagu dhawaaqin maalinta Jimcaha ah.

 

 

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews