berberatoday.com
“Reer Somalilanoow, Waa La Idinka Xaal-marinayaa Waxaad Tirsaneysaan..” Madaxweynaha JUBBALAND Daawo Muuqal
June 25, 2016 - Written by Berbera Today

Kismaayo(Berberatoday.com)-Madaxweeynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaan, ayaa Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyay Xuska 26-ka June oo ku beehan 56 Guurada ka soo Wareegtay Wakhtigii Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Gumeystihii Ingiriiska, taasi oo ku beegan Axadda Berri.

Axmed Madoobe oo Maanta dib ugu Laabtay Magaalada Kismaayo, ka dib markii uu ka soo kicitimay Magaalada Baydhabo oo uu kaga qayb-galo Shirkii Madasha Wada Tashiga Soomaaliya, ayaa Shacabka Somaliland ku amaanay doorkii ay ku lahaayeen Gobanimo Doonkii Soomaaliyeed, isagoo taa beddelkeeda kula taliyey inay soo nooleeyaan Dedaalkoodii Midnimo Doonka.

Axmed Madoobe

“Walaalaheen reer Somaliland waxaan leeyahay, bahasha maalmo danbe oo aan sameeynay macno inooma sameeynaysee teenii hore aan dib ugu noqonno, inagoo 60-kii joogno ka soo qaadno, waayo waayo aan xusuusanno, Xalay dhalay aan ka dhigno, wixii dhexda soo maray dhanna ha la iska iloobo,” ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray oo uu Shacabka Reer Somaliland ku amaanay in ay kaalin ku lahaayeen halgankii Gobanimo-doonka Soomaaliyeed, haddana laga doonayo inay iska iloobaan wax walba oo hore u dhacay oo ay soo nooleeyaan midnimadii Soomaaliweyn.

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews