berberatoday.com
Suldaan Cali Yusuf Cabdi (Badda Cas) Oo Sheegay In Wasiirka Madaxtooyadu Ku Fashilmay Xilkii Wasiirnimo Isla Markaana Shaqooyinkii Wasaaradda Kaga Mashquulay Siduu Lacago Umusuqi Lahaa!!!
June 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda madaxtooyadu waa wasaarad ballaadhan oo shaqooyin badan dalka u qaabilsan, isla markaana ka masuula habsami u socodsiinta siyaasadda xukuumadda.

Haddaba wasiirkii hore ee madaxtooyada mudane xirsi cali x.xasan wuxu ahaa shaqsi hawl kar ah isla markaana hanan kara shaqooyninka faraha badan ee wasaaradda wuxuna shaqayn jirey malin iyo habeenba, taas oo u suurto gelisey intii uu shaqada hayey inuu ku guulaysto hirgelinta adeegyo aad u fara badan iyo waliba isagoo hirgeliyey siyaasadii xukuumadda.

Hase yeeshee waxa dhibtu bilaabantay markii wasaaradda loo magacaabay wasiir maxamuud xaashi cabdi oo isagu ah shaqsi hanan kari waayey hamigii iyo hanki laga lahaa inay wasaaradu lahaato isla markaana hadh iyo habeenba aan joogin xafiiskiisa haddaad doontona aad waayayso meel aad ugu hagaagto, waxana halkaa ka timi dayacnaan aad u weyn oo halis ku ah habsami u socodka adeegyada qaranka maadaama wasiirkii madaxtooyadu noqday mid hawlo aan loo baahnayn ku mashquulsan.

 

Wa bilahi tawfiiq

Suldaan Cali Yuusuf Cabdi (Badda Cas)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews